Qeexid

"F. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahfaah oo kali ah:
  • Fadlan nagala soo qayb gal mudahraad kan ay jaaliyadu qabanayso maalinta Jimcaha Janaayo 18, 2013 Saacadu markay tahay 5:00PM goobta mudahraadku waa banaanka Wixii faahfaahina kala Soo xiriir Gudiga Qaban qaabada mudahraadka ka dhacaya Minnesota.
  • Bulxan ka dib waxa munaasibada si faahfaahsan uga waramay Boobe Yuusuf Ducaale oo akhriyay qoraal dheer oo si weyn uga hadlay taariikhdii suugaantii iyo halgankii dheeraa ee uu soo galay marxuum C/laahi Suldaan Timacade.