Qeexid

"Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faadumo oo kali ah:
  • Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.
  • Faadumo, waxay ka warantay in ay aad u jeceshahay hawshan oo ay ilaa yaraanteedii ku taami jirtay in ay noqoto Bilays, iyadoo weliba noo sheegtay in ay rajaynayso in ay ka mid noqoto laanta dambi baadhista (CID).