Qeexid

"(daaw.)(AIDS) Cudur uu keeno fiirus wuxuuna ku yimaadaa fiiruska oo baabi'ya qaybhoosaad ka mid ah unugyada “linfosaytis” la yiraahdo taaso keenta hoos u dhicid difaaca jirka. E.ku, sida badan, wuxu ka mid yahay cudurrada galmada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eydhis oo kali ah:
  • Waxa jira dawooyin wax ka tara cudurrada eydhiska la socda, hase yeeshee kuwaasi ma daweeyaan eydhiska e waxa laga yaabaa inay woxoogaa qofka cimriga u dheereyaan.
  • Muddada aan astaamaha lahayn qofku wuu qabaa aafada eydhiska waanu u gudbin karaa dad kale sida muddada hore ee “incubation period”.