Qeexid

"Wax ordaya cayrsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eryoo oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, waxa weli magaalada loo fadhiyaa tacsida, ducada iyo qur’aan akhriska Madaxweyihii geeryoodey oo ka socota Guriga Martida ee Bebera, halkaas oo maamulka degmada iyo gobolku isugu keeneen dhammaanba culimadii magaalada.
  • Ilo kale ayaa iyagu qaba in caqabaddani ay hordhac u tahay mushkiladaha mudane Rayaale ku sugaya deyrka Madaxtooyada ee kaga soo baxaya saldhigyada awoodeed ee ka hoos unkamay xukuumaddii Madaxweynihii geeryoodey.