Qeexid

"1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ergo oo kali ah:
  • Guddi baa la saaray; waxaana la go’aamiyey in ergo loo diro nimankii gabadha qaadey.
  • Ergooyinkii shirka ka qaybgalay oo ka socday illaa 30-waddan ayaa soo xiray shirkooda iyadoo aan wax war-murtiyeed ah kasoo saarin, waxaana shirkan uu ahaa mid la doonayay in labada mas’uul la isku fahamsiiyo.