Qeexid

Xoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ergiso oo kali ah:
  • Birmingham oo hantiday Dugarry Maamulaha kooxda Birmingham City, Steve Bruce, ayaa gudoomay heshiis ergiso amaaheed oo uu kula soo wareegay Christophe Dugarry oo ka mid ahaa kooxdii Faransiiska ee hore ugu guulaysatay koobka adduunka sannadkii 1998.