Qeexid

"Xoolo, alaab iwm. in muddo ah cid siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ergi oo kali ah:
  • Madaxweynaha oo la kulmay Ergiga Yurub Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mr.
  • Waayo tusaale ahaan mid yar oo la odhan jiray Tamasgan oo aan anigu la yaabi jiray balaaqinimadiisa iyo kartidiisa, isla markaana golaha dhergiga u qaabilsanaa barabagaandada ayey maalintii dambe dileen.