Qeexid
Wax ergo ahaan cid u siin.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Wax ergo ahaan cid u siin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ergeysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ergey dirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm).
Qeexid Xigta: Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya.
Qeexid Xigta: Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ergee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ergeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid xog u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg ergey
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: /mg2 Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax illowsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld waasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax la garanyo is-illowsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax isle'eg ama wax kale u eg, ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]