Qeexid

"Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed."

Qeexid Xigta

Muran aan loo bogin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga erey oo kali ah:
  • Waxa kale oo iyana arrinta mus dheer iyo dalow madow ka shalwinaysa tuuryo ahaan ereyada mas’uuliyad darradu ka muuqato ee ka soo yeedhaya madaxda qaranka Somaliland sida kuwan saddexda xisbi war-saxaafadeedkooda u xambaariyeen.
  • Jawaabtu, kow, waxa weeyi iyadoo ereygan aanay jirin baahi loo qabo.