Qeexid

"Wax cid si ku-meelgaar ah loogu dhiibto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ereg oo kali ah:
  • Habeenkii haddii ay ooriyihiisu hammuun ku seexdaan, isagu dhereg jinsiyeed buu ku jiifsadaa.
  • Hadaba annagoo ka dheregsan wixii horay uga dhacay Soomaaliya ayaa waxaa haboon in la-is-weydiiyo maxaa Soomaaliya maantay horyaal, yaase hogganka u haya?