Qeexid
ld erilow.
ld erilow.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld eriley (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Nin qaylo badan oo dad la dhaqankiisu xunyahay. ld eralow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Miraha digirta oo geedka ku qallalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay.
Qeexid Xigta: C. ah: midab calas ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lway, -lowday; -lwi) Biyo, dhoobo ku qasmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadaan ramal ah; baaldi.
Qeexid Xigta: Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli.
Qeexid Kale: Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-laabay, -lawday; -laabi) Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aasaas leh noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la xaqiijiyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lway, -lowday; -lwi) ld salaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
Qeexid Xigta: ld balwid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Labka fiinta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul korkiisa dhagax ku simanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: walow xi. 1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.
m.l
Qeexid: Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey.
Qeexid Xigta: Kulka ololka dabka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld halow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad.
Qeexid Xigta: H. ah: waddo haloosi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]