Qeexid

Wax aan qoyanayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga engeg oo kali ah:
  • Xagaa qabow iyo roobab waa la sheegi jiray, midhaha beeraha ayaa barakoobaa, dhulka roobku helaana dhakhso ayuu u engegaa, waxaan ku talin lahaa in nadaafadda la dhawro, dad iyo degaan-ba, biyo nadiif ahba la cabo ciroole iyo caruur-ba.
  • War haraadku, waxa kale oo uu intaa ku daray in caasimad yarta Burco biyo-yaraan darteed ay xiiran kari wayday, iyadoo la sheegayo in maayarkoodii ay engega ugu xiireen golihii deegaanku.