Qeexid

"Meel jiq ah oo dhirtu ku badantahay kuna fiican ku dhuumashada, badanaana dugaagga aan laga waayin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga emen oo kali ah:
  • Saxafiyiintan ayaa wararka shegayan iney wax ka qorayeen burcad badeeda Somalia iyo dadka tahriibta ah ee ka talaaba gacanka Cadmeed kuwaasoo qaxooti ahaan ku taga wadanka Yemen.
  • Waxaaba nasiib ah hadeey ku filnaato arimaha administrationska iyo management ga loo baahan yahay.