Qeexid

"Xolo meel ku caashaqid."

Qeexid Kale

(f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.

Qeexid Xigta

(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ekee oo kali ah:
  • Waxay ahayd in adeegsigaas uu ku ekeeyo ka hor codbixinta dabadeedna uu isnabo.
  • Dagaalyahada Al-shabaab iyo kuwa Xisbul Islam ayaa qorsheynaya in 17-ka bisha Ramadaan oo berri ku beegan ay weerar ku ekeeyaan xarumaha DF iyo AMISOM, waxaana tani ay qayb ka tahay dagaalkii ay todobaadkan ku baaqeen.