Qeexid

"eeg eg. ld ekaansho (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ekaan oo kali ah:
  • Laakiin kumuu guulaysan inuu suurto galiyay mabadiidii uu kacaanku ku baaqay oo ahaa xorriyad, sinaan, iyo walaalnimo balse raadinta kacaankaasi kumuu ekaan faransiiska oo kaliya, ee wuxuu raadayn weyn ku yeeshay dalalka Yurub oo dhan.
  • Laakiin nasiib-darro, dhibtii intaa kuma ekaan, salkana looma dhigin in la saxo khaladkii hore oo la is xaq siiyo, balse laba waddo ayaa la kala qabsaday.