Qeexid

"ld ekaansho (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ekaad oo kali ah:
  • Bayolojigu waa cilmiga barashada noolaha; noolahaasi siduu doonoba ha u jiro ama ha u ekaadoe.
  • Baxnaan wuxuu ku ahaa nin u aqoon badan degaanadii miyiga ee u ku barbaaray, xoolahana ku raaci jiray, laakiin magaaladan uu soo galay guriba guri ayuu uga ekaaday, sida Bilan isaga arrintiisa ma oga qoyska ay ehelada yihiin ee uu guriga kula nool yahay.