Qeexid

"Qaraabo, sokeeye, xigto. ld ahal, ahalo, ehelo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ehel oo kali ah:
  • Ehelada mudanayaashan ayaa sheegay in loo diiday inay arkaan labada xildhibaan, kuwaasoo ku jira xabsi ay si aad ah u ilaalinayaan ciidamada Federaalka Ethiopia, iyadoo sidoo kale aysan ka hadlin xukuumada Zenawi xariga labadan mudane.
  • Dhinaca kale odaaashan ayaa u sheegey eheladooda in si wanagsan loola dhaqmey intii ay xirnaayeen.