Qeexid
Eex iyo dan moodid.
[-stay, -satay]
f.g3Eex iyo dan moodid.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dan awgeed wax u doorasho (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld eexaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Leexo samaysasho.
Qeexid Xigta: Leexo isku ruxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg eexee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg eexayso. ld eexaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Eed isu jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg eexo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ubaxbixin; fiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld ubaxayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax afar meelood u kala qaybsasho.
Qeexid Xigta: Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nolol raaxo leh ku noolaansho.
Qeexid Xigta: Nasasho; daaltirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld leexaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Eex ku kicid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld eex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]