Qeexid

"Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eex oo kali ah:
  • Dhinaca kale Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf oo wareysi gaar ah siiyey Tv Al-Jazeera ayaa qeexay in dowladiisa wadaxaajood la yeelaneyn mucaaradka kuwooda xag jirka ah.
  • Sinnaanta: Qofna laguma samayn karo eexasho ay sal u tahay qofka jinsigiisa (lab ama dheddig), da'diisa, asalkuu ka soo jeedo, luuqadiisa, diintiisa, naafonimadiisa ama sabab kale oo shakhsi ahaaneed darteed.