Qeexid

"Deero."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eelo oo kali ah:
  • Ciidanka, ayaa dad badan Shabaqlayaal ku gurey, waxay kaloo sameynayaan dhammaan dadka oo dhan ayaa meelo la iskugu geeyay ciddii la garan waayo ama laga shakiyana waa la kaxeyn.
  • Daahir Riyaale Kaahin ayaa la ogeyn sida uu ka yeelo doono talooyinkaas la siiyey inkastoo warar hoose sheegayaan in Madaxweynaha uu baahi weyn u qabo lacagaha hormariska ah ee laga qaato shirkadahaas iyada oo dadku siyaabo kala duwan u fasireen.