Qeexid

"Dhibaato aad u ballaaran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eel oo kali ah:
  • Madaxweynihii ugu horeeyay Aadan Cabdulle Cusmaan ee Jamhuuriyada Soomaliya Wuxuu Ka Soo Jeeda Beelweynta Mudulood.
  • Dhowr jeer hore ayay sheegeen kalluumeystada xeebaha Shabeellada Hoose inay dhibaatooyin kala kulmeen dabeylo ku dhuftay xeebaha Gobolkaas, iyagoo sheegay inay maalmo dhowr ah shaqo la'aan dhigeen dabeylo kacay.