Qeexid

"Daymo; fiiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eegmo oo kali ah:
  • Luul oo aad moodo in qalbigeedu uu ku maqan yahay eegmo aan u-kas ahayn oo dhinaca Najiib ah, ayaa ku soo gebogebaysay jawaabaheeda qalbiyo is raba mataanayntood taas adigaa iga caawin doona jawaabteeda.
  • Wuu eegmo kulul yahay oo haddii ay gabadh iska soo hor baxaan wuxuu ku ganaaindhihiisa aad goodka moodo iyo daymadiisa naxariista daran.