Qeexid

"(-iyaal, m.l) Meel sarreysa oo si fiican hareeraha looga arki karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eegi oo kali ah:
  • "Waxaa naloo sheegi jiray in Al-shabaab ay dadka gowracaan, balse anigu maanta waxaan darmeenay nafis, waayo xerada aan joogno waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal askarta dhexdooda ah, mana jirto cid u garsoor-qaada" ayuu yiri Col.
  • Khasaaraha ayuu ku sheegay inay ka mid yihiin maxaabiis ay ka qabteen oo ay ku hayaan gudaha Magaalada, isagoo aan sheegin ciqaabta ay marin doonaan, wuxuuna sheegay inay wadaan qorshayaal ay mar kale weeraro ku qaadayaan.