Qeexid
Godob laga galay sheegasho.
[-gtay, -gatay]
f.mg3Godob laga galay sheegasho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg eedsheego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Qeexid Xigta: Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Cid in dhib lagu falay ka warramid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: (f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg eedsii. ld eedsiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld eedsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg eedso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]