Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Eed gelid.
(-oobay, -owday; -oobi) Eed gelid.
Fal / verb
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey.
Qeexid Xigta: Gef; denbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg eedow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caano garoor ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Qeexid Xigta: Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
Qeexid Kale: U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cid eed u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld eedis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld eedid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dhedo yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rafaad; silic; saxariir.
Qeexid Xigta: Xanuun daran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld aadaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Rafaad badan la kulmid.
Qeexid Xigta: Xanuun daran la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld aadaan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg eedee. ld eedays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld eedayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Cid eed loo haystay iska daaficid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]