Qeexid

"Eed isu jeedin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedayso oo kali ah:
  • Jangeli oo isaguna hadal kooban ka jeediyay xaflada ayaa sheegay in Puntland oo lagu daydo ay horseedayso nabad, wuxuuna sheegay in DF ay ku jirto dadaalkii ay nabad uga dhalin lahayd gobolada ay ka taliso.
  • Dawladda Baakistaan oo ay Hindiya ku eedayso in ay taageerto ururada ka horjeedda, ayaa markiiba canbaaraysay weerarkan.