Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedaysane oo kali ah:
  • Gaashaanle dhexe, Eedaysane C/laahi Askar oo aan wax nuxur ah lahayn, si sharci ahna aan loogu aqoonsan karin warbixin laga qoray eedaysanahaa.
  • Dad farabadan ayaa manta si weyn u hadal hayay Maanta oo dhan xukunka lagu riday saddexdaasi eedaysane oo dhawaantan la soo xirxiray iyaga oo faraha kula jira isticmaalka maandooriyayaal.