Qeexid

"Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedaysan oo kali ah:
  • Xeer ilaaliyaha Maxkamada Bosaso Axmed Taraan ayaa sheegay inay dhamaan ragaasi yihiin eedaysanayaal isla markaana la saari doono Sharcigu wixii uu ka qabo Afduubkaasi.
  • Dacwaddu, waxay ku soconaysaa 4.5H oo ah intii Maxamed Warsame Jaamac uga tegay ubadkiisa iyo eedaysanaha oo laga dhigayo ninkaa dibadda jira.