Qeexid

"ld eedayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedays oo kali ah:
  • Beenaynta Yuusuf-dheeg ayaa ah ujeedo lagu doonahyo in Itoobiya lagaga qanciyo iyada oo ay ku eedaysan yihiin xubno ka tirsan Al-Itixaad inay qaraxyo argagixiso ka fuliyeen Itoobiya, isla markaana ay gacan-saar la leeyihiin maamulka Cabdi-qaasim.
  • Eedaysanayaashan ay Maxkamaddu xukuntay ayaa Todobaadyadii la soo dhaafay Ciidanka Maxkamadda Islaamka ay ku soo qabteen walxo maandooriyayaal ah oo ay iibanayeen,islamarkaana la sheegay in ay sidoo kale isticmaalayeen.