Qeexid

"eeg eedee. ld eedays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedayn oo kali ah:
  • Guddigan, ayaa lagu wadaa in uu soo eego eedaha la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyo xayiraado dhinaca cuntada ah, oo dowladda iyo mucaaradka ONLF uu midba kan kale ku eedaynay gaboodfallo in uu gaystay.
  • S: Waxyaabahaa khaladka, gefka iyo sharci-darrada ah ee saxaafaddu qorto ee aad ku eedaynayso, maxaa ka mid ah?