Qeexid

"ld aadaamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedaan oo kali ah:
  • Lama garanayo sababta keentay in xubin ka tirsan Maxkamaddaha uu ku dhawaaqo in ay ka soo horjeedaan dhismaha maamulka Kismaayo kaasoo ay sheegeen xubnaha maamulkaasi in uu noqon doono mid Islaami ah oo dadka lagu xukumo doono Shareecadda Islaamka.
  • Afhayeen u hadlay DF ayaa sheegay in dagaalkaas lagu dilay tiro ka mid ah Ajnabi ka barbar dagaalamayay ciidamada Al-shabaab, kuwaasoo aanu sheegin dhalasho ahaan dalalka ay kasoo jeedaan.