Qeexid

"Rafaad; silic; saxariir."

Qeexid Xigta

Xanuun daran.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eedaad oo kali ah:
  • Ashcari oo ka warramaya ku talogalka SOS ee dugsiga sare ee Sheekh ayaa yidhi; “Waxaanu ugu talogalnay inuu noqdo iskuulada dunida kuwooda ugu casrisan mid la mid ah oo carruurta ugu sarraysa fasalada siddeedaad ee waddanka oo dhan iskuul ay ku hirtaan.”
  • Eedaadka soo maray umul baa Ilowdee Doorashadii deegannada ee Somaliland qaladaad aan cudur daar lahayn iyo xadgudub badheedh ah ayay ka sameeyeen wasiirada dawladda qaar ka mid ahi.