Qeexid

"Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey."

Qeexid Xigta

Gef; denbi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eed oo kali ah:
  • Cusmaan ku yiri, “ Galabta waad u jeeddaa oo adaa laguu yimid ee soo daa waxaad inoo haysid.”
  • Geedi ayaa meesha ka saarey in wax Hawiye la yiraahdo oo la dagaalamaya dowlada iyo ciidamda Ethiopia oo dagaalamya ma jiraan.