Qeexid

"Nooc ka mid ah warmaha yaryar oo la tuuro."

Qeexid Xigta

Balaayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eebo oo kali ah:
  • Sida saxda ah sunaha diinta Islaamka waxaa ka mid ah in marka la soo hadal-qaado nebi ama rasuul la yidhaahdo "Naxariisi korkiisa ha ahaato", marka laga reebo Nebi Muxamed oo la odhanayo "Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaato".
  • Tusaale ahaan: cashuurta gaarka ah ee kastamkka (costumes duty) ee ku waajihan qaadku waa 60%, sigaarka, 100% raashinka iyo dawooyinka, 0% ama bilaa Cashuur marka laga reebo cashuurta guud ee ah 5% qiimaha badeecadda.