Qeexid

"Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo."

Qeexid Xigta

Meel ciriiryoon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga edeg oo kali ah:
  • Astaamahaa oo dhami waxay sheegayaan oo ay digniin u yihiin in laga hortago si dedega faalig xoog badan oo qofka ku soo socda.
  • Dadkaas waxa ka mid ah ashkhaas tiro badan oo marka la magac-dhebo, gebi ahaanba laga garanayo carro-edeg (Mandaqadda Soomaalidu degto ee geeska Afrika).