Qeexid

"Tiro xisaabeed oo marka ay kaligeed tahay aan macne lahayn, laakiin marka tiradu midig ka raacdo toban ku dhufata."

Qeexid Kale

E. ah: wax ama meel maran.

Qeexid Xigta

Barta kala barta toganaha iyo tabanaha xisaabta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eber oo kali ah:
  • Guarani waxay hal iyo eber kaga badiysay Botatago, laakiin waxay tirada goolasha kaga hoos martay Ponte Preta oo ay isku dhibco ahaayeen.
  • Shariif Safiirka Mareykanka u fadhiya Nairobi Michael Ranneberger ayaa kula kulmey xarunta sirdoonka wadanka Kenya Gudoomiyihii golaha fulinta Maxaakiimta Sheekh Sharif Axmad, sida ay cadeeyeen saraakiil u hadashey safaarada.