Qeexid

"ld abad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ebed oo kali ah:
  • Kulankaasi waxa uu ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin oo ay saxaafaddu debedda ka joogto, isla markaana waxa uu qaatay muddo dhawr saacadood ah.
  • Xulka kooxda oo dhammaantood si gaar ah debedda uga xoogsada iyo maamulka Senegal oo si adag isugu xidhan, iyaga oo dhammaantood mid keliya isku ah, ayaa ka yaabisay tartamayaasha ay ku wada jiraan qaybta A, oo kala ah France, Uruguay iyo Denmark.