Qeexid

"Aqal, dugsi iwm wax la sameeyey noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhisan oo kali ah:
  • Balse wasiirka is-xukunka gudaha ee Falastiiniyiinta Saa’ib Curayqaat ayaa ku tilmaamay hadalada ka soo yeedhay Sharon kuwo khiyaamo ku dhisan oo uu ku doonayo in uu ku sii gumaysto dadka Falastiiniyiinta.
  • Tottenham Oo Iibsanaysa Nuno Gomes London (Reuters) – Kooxda ka dhisan magaalada London ee Tottenham Hotspur, ayaa la filayaa inay heshiis la saxeexato weeraryahanka caalamiga ah ee Portugal Nuno Gomes muddo 48-ka saacadood ee lagu jiro ah.