Qeexid

"Dh. ah: harag iwm la togay."

Qeexid Xigta

ld dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhis oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu sheegay in dabool la saaro nabadda iyo horumarka dadka Somaliland iyagu gaadheen, iyadoo aanay jirin cid ka caawisay, xitaa Itoobiya aanay ku andacoon karin in ay doorweyn ka ciyaartay dhismaha nabadda iyo hannaanka Somaliland.
  • Masuul u hadlay Eng-rada dhisidoona dekeda Laasqoray ayaa isna Xaqiijiyay inay dhawaan Bilaabi doonaan dhisida Dekeda Laasqoray.