Qeexid
ld dharrici.
ld dharrici.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax la dhacay badbaadin.
Qeexid Xigta: (f.g) Ilmo dhicis ah dhalid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ceeb weyn; bayuur. ld dhirrici.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cabsi la'aan; geesinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
Qeexid Xigta: Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhiirri2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Cid hoos u dejin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mugga sacab fidsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhici. ld dhicis1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xero-ka-bixidda uu neef geel ahi xerada ka baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is dh.: qof caraysan iska dhigid.
Qeexid Xigta: Ka dh.: cid ka xanaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Ka soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Digo aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhicid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid.
Qeexid Xigta: Geedo udgoon ama geed kulayl ah, cunno, cabitaan iwm ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ilmo dhashay iyagoon bilahoodii dhammaysan.
Qeexid Xigta: ld dhicin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhicis2, dhicitaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caro; xanaaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rfay, -riftay; -rfi) Dhirif dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]