Qeexid

"Mugga sacab fidsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhirir oo kali ah:
  • Qunsulkan wuxuu sheegay in dadkan tahriibayaasha ah laga soo ururiyay dhul dhirirkiisu gaarayo 200-km, goobahaas ay kusoo daadsheen doonyihiin sida dhuumaaleysiga ah ku gaarsiiyay xeebaha dalka Yemen.
  • Markabkan lagu magacaabo Danica White ayaa dhirirkiisa lagu sheegay 200 cagood waxaana saarnaa qalab dhisme, iyadoo ay walaac ay ka muujiyeen milkiilayaasha qalabkaasi sida ay yeeli doonaan burcad badeedka Soomaaliyeed.