Qeexid

"ld dharbaaxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhirbaaxo oo kali ah:
  • Laad, Feer iyo Dhirbaaxo ayuu isugu daray "Agoonkii".
  • Dhexdhexaadiyaasha wada hadaladaas oo naawilaya inay soo afjaraan dagaal socday muddo labaatan sanadood ah, kaasoo u dhaxeeyay dawladda Suudaan iyo mucaaridka SPLA, waxa ay tani ku tahay dhirbaaxo culus.