Qeexid

"ld dharbaax2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhirbaaxee oo kali ah:
  • "Waxa igu dhacay yaab iyo amakaag, sidii ay dadku u farxeen qaylo ayay cirka ku toleen, waxay cirka u ganeen koofiyadahoodii, dadkii igu jees-jeesi jirey, intay garabka iga dhirbaaxeen ayay yidhaahdeen, waanu kugu kalsoonahay inaad ku guulaysato tartanka.
  • Dafiraad jebintaa ay duqyaashu dhirbaaxeen ka dib ayey xusbiyada qaarkood yidhaahdeen "Bagaa loo eryey inkaaranto".