Qeexid

"ld dharbaaxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhirbaax oo kali ah:
  • Glasgow Hampden Park, waxay ku leedahay taariikh weyn, kadib markii ay sannadkii 1960, markii shanaad ku hanatay koobkaas oo ciyaartii kamadambaysta ahayd 7-3 ku dhirbaaxday kooxda Jarmalka ah ee Eintracht Frankfurt.
  • Hase yeeshee, isla daqiiqaddii ayuu Di Viao keenay goolkii barbaraha oo ay Parma u qalantay, kaas oo uu ku dhirbaaxay goolka Buffon hortaagnaa.