Qeexid

"Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn."

Qeexid Xigta

Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhir oo kali ah:
  • Fariisimadii Ciidamada Al-Shabaab ee Magaalada Ceeldheer sida Dhirta iyo Daaqa ayaa waxaa si rasmi ah ula wereegay Saaka Ciidamada Midowga Maxkamadaha ee hore Magaaladaasi qeyb ka mid ah u deganaa.
  • Madaxweynaha Maraykanka Bush isna wuxu ammaanay dilka Zarqaawi, wuxuuna ku tilmaamay inay tahay dhirbaaxo kulul oo loo jeediyay ururka Al-Qaacida iyo guul usoo hoyatay dagaal weynaha lagula jiro argagixisada.