Qeexid

"(-lo, m.dh) Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhinbiil oo kali ah:
  • Haddana dharaartii aynu kulannay baad dhinbiil caashaq wadnahayga ku beertay.
  • Haddana dharaartii aynu kulannay baad dhinbiil caashaq wadnahayga ku beertay.