Qeexid

"Dhinac marid ama xigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhinacee oo kali ah:
  • Daweynta cudurrada ee lagu guulaystaa waa ta sida taxadirku ku jiro la isugu miisaamo dhinaca waxtarka leh ee dawada iyo dhinaceeda kale ee waxyeelada leh, iyado weliba marka la isu miisaamayo kefedda loo badinayo waxtarka ay leedahay dawadaasi.
  • Qaraxa oo ka dhacay Aargada Kismaayo ayaa dhawaqiisa laga maqlay guud ahaan magaalada, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan inuu ahaa miino wadada dhinaceeda la dhigay, halka warar kalena ay sheegayaan inuu ahaa bam gacanta laga tuuray.