Qeexid

"Doc; gees."

Qeexid Kale

La dh. ah: cid, cid kale taageersan.

Qeexid Xigta

Hilib feero ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhinac oo kali ah:
  • Diidmadaa iyo dhaleecayn xoog leh oo dhinaca aqoonyahanada dhaqaalaha kaga timi go’aankaasiba, waxay sababeen markii dambe kulamo ay isku hor-fadhiisteen Xukuumadda iyo ganacsatadu, kuwaas oo ay ka odayaynaysay Rugta Ganacsigu.
  • Högskoleverket wuxuu la socoda hormarka ka socda dhinaca jaamacaddaha iyo kulliyadda, gaar ahaan Yurub iyo USA iyo adduunyadda inteeda kale.