Qeexid

U dh.: cid u turid.

Qeexid Xigta

U dh.: cid u naxariisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimri oo kali ah:
  • Dhimrin waa wanaag, inkiraadse waa luggooyo.
  • Waxaan ugu baaqeynaa inay isu dhimriyaan isun dabacsanaadaan.