Qeexid

"ld dhimid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimis oo kali ah:
  • "Qiimo dhimistan waxay timid markii ay codsiyo dhanka qiimaha ah nooga yimaadeen shacabka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada ku nool" ayuu yiri Gaafow oo xusay in qiimo dhimistaan ay fursad u tahay shacabka Soomaaliyeed.
  • Sidoo kalena, waxaa xeerkaa ku cad in eriga shaqo dhimista iyo waxyaabaha kale ee lagula kaco shaqaalaha 10-cisho ka hor la soo ogeysiiyo Wasaaradda Caafimaadka.